Wasiirka maaliyadda Puntland oo booqday xerada tababarka ee Xorgoble.[Masawiro]

June 11, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Dugsiga tababarka Ciidammada ee Xorgoble waxaa booqasho ku tegay Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudigga dib uhabaynta Ciidammada Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi.

Cutubyo ka tirsan Ciidammada Beder ee tababarku halkaasi uga socdo ayaa salaan sharaf siiyay Wasiirka iyo Taliyaha Dugsiga.

Mudane Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo shalay Qardho soo gaaray ayaa hordhac u ah gudiga dib uhabaynta Ciidammada oo la filaayo in ay Qardho soo gaari doonaan.

Gudigga ayaa maalmaha soo socda la filaayaa in Dugsiga Xorgoble ay kaga qaybgalaan munaasabada soo afmeerida Ciidammada Dugsiyada BADHAN iyo XORGOBLE oo Qardho lagu qaban doono.

Baahintii

Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online