Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo la shiray Iskuduwayaasha wasaaradda arrimaha gudaha.

June 9, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Iskuduwayaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Gobolada,

Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa dib u eegista waajibaadka shaqo ee iskuduwayaasha Gobolada iyo dardargalinta howlaha shaqo ay qabtaan iskuduwayaashu si waafaqsan habraaca shaqooyinka.

Kulanka waxaa wasiirka ku wehlinayey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maxamed Musasaq, agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Cali Nuur jubba, iyo Agaasimaha Waaxda Masiibooyinka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FADERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA DPL.

Comments are closed.

Archives
June 2020
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online