Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib u fureysa Duullimaadyada Gudaha Dalka
(July 2, 2020)
Muqdisho:-Shir golaha wasiirradu maanta ay yeesheen oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu ogolaaday in di
Madaxweynaha Gal-Mudug oo lagu soo dhaweeyey Degmada Balanbal.[Video]
(July 2, 2020)
Madaxweynaha Galmudug oo hadda soo gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen xubno ka tirsan golleyaasha xukuumadda, maamulka degmada iyo qeybaha kala duw
Golaha Wakiilada Dawladda PL oo ansixiyey Xisaab-xirka 2019
(July 2, 2020)
Garoowe:-Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ayaa cod gacan-taag ah ku ansixiyay Xisaab-xirka 2019 ee ay soo diyaariyeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Fadhiga 11-aad ee Kal-fadhi
Madaxweynaha PL oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirada.[Masawiro]
(July 2, 2020)
Gaalkacyo: 02 Luulyo 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo ku qabsoomay Aalada maqalka iyo muuqaalka
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo u safray dalka Turkiga
(July 2, 2020)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa saaka safar ugu baxay Dalka Turkiga. Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Ab