Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Puntland oo daahfurtay adeeg Kargo ah oo shirkadda Sky Way
(July 7, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dawladda Puntland Xuseen Cusmaan Lugatuur ( Gibiley ) oo ay welinyaan masuuliyiin kale ayaa Boosaaso ka Daahfuray adeeg Kargo ah oo shirkadda 'Sky Way
Gudiga dib uhabaynta Ciidammada Puntland oo tira koob ku sameeyay Ciidammada Asluubta ee Gobolka Mudug.
(July 7, 2020)
Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Taliyaha Ciidammada Difaaca Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere oo la hadlay Saraakiisha iyo Ciidammada ayaa xog dheeraad
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sharci darro ku tilmaamay qaraarka Golaha Shacabka ee Matalaadda G/Banaadir
(July 7, 2020)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi ayaa warsaxaafaded uu soo saray waxaa uu ku shegay in Aqalka saree e Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay Aqal dastuuri ah oo ka mid ah Golaha xeer de