Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay Baaqa Golaha Wasiirada ee Doorashooyinka
(July 9, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada so
Ra’iisul Wasaare Khayre Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuur
(July 9, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dh
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa goordhow gaaray Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Boqolaal dadwayne ah .
Madaxweynaha PL iyo wafdi la socda oo soo gaaray Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynayaha dowaladda Puntland Siciid Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoagaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug. Madaxweynayaha dowla
Madaxweynaha PL oo hadda u duulay Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid a Abdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u hadda u duulay magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. [ngg src="galleries" ids="3293"
Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Dhuusamareeb:-Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug ayaa saaka tegay Ciidamo gaar ah oo ilaalo u ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan. Ciidamadaan ayaa waxaa yihiin kuwa M
Madaxweynayaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynayaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug. Madaxweynayaha Koonfur Galbeed Cabdic