Shirka Wadatashiga Dowlad-goboleedyada oo ka Furmay Dhuusamareeb
(July 11, 2020)
Waxaa goordhoweyd ka furmay magaalada Dhuusamareeb shir ay lee yihiin madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada dalka. Madasha shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, H