Maxaa kasoo baxay kulamadii ka dhacay Dhuusamareeb?
(July 20, 2020)
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka dhacayo kulamo gooni gooni oo shaley oo dhan u socdey madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dowlada dhexe ee federaalka. Kulamadan ayaa la doonayey in kahor in
Madaxweynaha PL oo ka qayb galay shirka wada tashiga Dhuusamareeb
(July 20, 2020)
Dhuusomareeb: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay kulankii kowaad ee rasmi ah ee Shirka wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha
Golaha Wakiillada PL ayaa oo doortay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dawladda Puntland
(July 20, 2020)
Garoowe:-Fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye
Madaxweynaha DFS Maxamed Claahi oo kulan hordhac la qaatay Madaxada Maamulgobaleedyada
(July 20, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.