Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay xubnaha ku matali doona JL Guddiga ka shaqaynaya Hanaanka Doorashooyinka dalka
(July 24, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam isagoo tixraacaya war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha ka ah ee magaaladda
Beesha Caalamka oo War-saxaafadeed ka soo saartay Shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb
(July 24, 2020)
Nairobi:-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay rajeynayaan in kulankii muhimka ahaa ee ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Xubnaha ka ah Federaalka (DXF) ku
Madaxweyne deni oo magacaabay xubnaha ku matali doona PL Guddiga Farsamo ee Hanaanka Doorashooyinka dalka
(July 24, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni isagoo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka
Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabtay degmada Burtinle [Masawiro]
(July 24, 2020)
Nadwo Cilmiyeedkii 2aad ayaa caawa oo Sabti ah taariikhduna tahay 24/07/2020 ka bilaabandoonta Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Degmada Buurtinle Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa ka soo qayb geli doona Cu
Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo daahfuray Kala fadhiga 7aad ee Golaha Deegaanka Degmada Xarfo
(July 24, 2020)
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur(sanyare) oo daah Furay Kalafadhiga 7aad ee Golaha Deegaanka Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse
Wargelin ka soo baxday wasaarada waxbarashada ee Puntland
(July 24, 2020)
Garoowe:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland ayaa waxaa uu soo saaray waqtiga wargelin ah oo Ardayda reer Puntland loogu shegay waqiga uu la furayo Dugs
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo[Video]
(July 24, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay Safarkii uu ku joogay Galmudug isagoo dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbala