Madaxweynaha Puntland ”Waa sharci daro xil ka qaadistii Ra’iisul wasaare Kheyre.”[Video]
(July 26, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sharci daro ku tilmaamay hab-dhaqankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Raíisalwasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxweyn
Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwa Cilmiyeed lagu qabtay magaalada Burtinle (Masawiro+ Video)
(July 26, 2020)
Nadwo Cilmiyeedkii 2aad ayaa waxay si rasmi ah uga soctaa magaalada Burtinle taas oo bilaabatay habeenkii sabtiga oo ay taariikhdu ahayd 24/07/2020 Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Degmada Buurtinle.
Wareysi: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri xil ka qaadista Kheyre?[Dhagayso]
(July 26, 2020)
Muqdisho:-Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shalay sheegay inay xilka ka qaadeen ra’iisul wasaarihii dalka Xassan Cali Kheyre, kaasi oo saacado kadib isna sheegay inuu iscasilay. Xil ka qaadista K