Madaxweynaha PL oo booq day Dhismayaal dowladda ee Gaalkacyo
(July 27, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Xafiisyada Hayáddaha Dowladda ee Gobolka Mudug iyo Garoonka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo la kulmay Gudoomiyayaasha Ardayda Jaamacadaha Magaalada Gaalkacyo.
(July 27, 2020)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Puntland Mudane Cabdulaahi Maxames Xasan oo uu wehlinayaan Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Gadiidka Badda Puntland iyo Gudoomiyaha Waxbarasha
Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mohamed Abdi waare oo gaaray Muqisho
(July 27, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mohamed Abdi waare ayaa goordhow gaaray magalada muqdisho Waxana ku soo dhaweyay Garoonka diyaaradaha Adan Abdule Cismaan Xilibaano katirsan Hirsh
Madaxweynaha dowlada Galmudug oo gaaray Muqdisho.
(July 27, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane: Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu horkacayo ayaa soo gaarey Magaalda Muqdisho Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane: Axmed Cabdi Kaariye Qoo