Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Hambalyada Ciida Carafo u diray shacabka Soomaaliyeed
(July 31, 2020)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa Hambalyada Ciida Carafo La wadaagay Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed. [ngg src="galleries" ids="3319"
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey Ciidda Carafo
(July 31, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441Hijriga
Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, oo la soo xiray
(July 31, 2020)
Garoowe:-Fadhiga 29-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye