Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

July 9, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug ayaa saaka tegay Ciidamo gaar ah oo ilaalo u ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan.

Ciidamadaan ayaa waxaa yihiin kuwa Madaxtooyada Jubbaland ka tirsan waan kuwa si gaar ah u tababaran, Ciidamadaan ayaa waxaa ay hordhac u yihiin wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha jubbaland oo saacadaha soo socda gaari doona magaalda Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-Gaduud.


Ciidamadaan ilaalada gaa ah ee madaxweynah Jubbaland ayaa waxaa ka soo horeeyey ciidamada ka yimid magaalada Gaalkacyo oo ka tirsan kuwa Madaxtooyada Puntland iyagoo soo maray dhulka waxaan ay hadda ku sugan yihiin goobo loo asteeyey.

A/cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online