Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwa Cilmiyeed lagu qabtay magaalada Burtinle (Masawiro+ Video)

July 26, 2020 - Written by Editor

Nadwo Cilmiyeedkii 2aad ayaa waxay si rasmi ah uga soctaa magaalada Burtinle taas oo bilaabatay habeenkii sabtiga oo ay taariikhdu ahayd 24/07/2020 Masjidka Abuubakar Sadiiq ee Degmada Buurtinle.

Nadwo cilmiyeedkaan ayaa waxaa ka soo qayb gelay Culimada waaweyn ee ku nool deegaanada Puntland dalka Soomaaliyana aad looga yaqaano .

Nadwada cilmiyedkaan diiniga ah ayaa waxaa ay socon doonta 5 habeen
Hoos ka Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada ka socota magaalada Burtinle.

Furitaanka Nadwo Cilmiyeed xalay ka bilaabatay Degmada Buurtinle

Darsiga 1aad ayaa waxaa jeediyay Sh.maxamuud Xaliilke waxaana sheekhu uu ka hadlay Ilaalinta Nafta .

Darsiga 2aad ayaa waxaa jeediyey Sheekh Maxamuud Xaji Yuusuf wuxuuna ka hadalay Ilaalinta maalka.

Ilaalinta Diinta . Sh Maxamed Macalin Axmed

Halgan.net

Comments are closed.