Guddomiyaha Gobolka Karkaar oo ka qayb galay xaflada loo qabtay macalimiin

July 3, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Guddomiyaha Gobolka Karkaar Mudane Siciid Maxamed Faahiye ayaa ka qayb-galay munaasabad Qado sharaf ah oo magaalada Qardho loogu sameeyay macalimiinta ka hawl-gali doona xaruumaha magaalada Qardho ee lagu qaadi doono imtixaanka shaqaadiga ah ee Puntland.

Munaasabadan qado-sharafta ah oo ay soo agaasimen maamulka dugsiga sarre ee Shiikh Cismaan Qardho ayaa ujeedkedu ahaa in lagu soo dhaweeyo macalimiinta ka hawl-gali doona xaruumaha magaalada Qardho ee lagu qaadayo imtixaanka shaqaadiga ah ee puntland kaas oo si rasmi ah u bilaaban doono maalinta birri ah.

Waxaa munaasabada ka qayb-galay Guddomiyaha Gobolka Karkaar Mudane Siciid Maxamed Faahiye, Guddomiyaha waxbarashada Gobolka Karkaar Bashiir Axmed Gala’eri, Kormeeraha Guud ee wasaarada waxbarashada Puntland Cabduqaadir Yuusuf Nuux, Maamulka dugsiga sarre ee Shiikh Cismaan iyo marti sharaf kale.

=DHAMAAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MAAMULKA GOBOLKA KARKAAR.

Leave a comment

*

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online