Gudiga dib uhabaynta Ciidammada Puntland oo tira koob ku sameeyay Ciidammada Asluubta ee Gobolka Mudug.

July 7, 2020 - Written by Editor

Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Taliyaha Ciidammada Difaaca Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere oo la hadlay Saraakiisha iyo Ciidammada ayaa xog dheeraad ah ka bixiyay muhiimada ay leedahay tirakoob ka Ciidammada ee gudigu wadaaan.

Gudiga dib uhabaynta Ciidammada oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa ku guulystay in ay tiro koob rasmiha ku sameeyaan Ciidammada Booliska ee Gobolka Mudug.

Baahintii

Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online