Madaxweynaha dowlada Galmudug oo gaaray Muqdisho.

July 27, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane: Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu horkacayo ayaa soo gaarey Magaalda Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane: Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Aadan Cade Ku soo dhaweeyey Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare iyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka DFS wasiiro ,xildhibaano ,siyaasiin iyo qeybaha Kale duwan ee Bulshada Rayidka.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa la filayaa inuu Madaxtooyada Villa Somalia kula kulmo Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo si ay uga wada hadlaan xaalada dalka ,xilka qaadistii Raisulwasaare Kheyre iyo qaabka doorashada dalka

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,976 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>