Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mohamed Abdi waare oo gaaray Muqisho

July 27, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mohamed Abdi waare ayaa goordhow gaaray magalada muqdisho Waxana ku soo dhaweyay Garoonka diyaaradaha Adan Abdule Cismaan Xilibaano katirsan Hirshabelle, Siyaasin iyo masuliyiin ka tirsan DFS.

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mohamed Abdi waare ayaa waxaa uu kulan la qaadan doonaa Madaxweynaha DFS iyaga ka wada hadli doona xaalada dalka ,xil ka qaadista Raisulwasaare Kheyre iyo qaabka doorashada dalka .warar hoose ayaa sheegaya in mudo kordhin laga wada hadli doono.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,976 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>