Madaxweynaha Jubaland oo gaaray Dhuusamareeb

July 9, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa goordhow gaaray Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Boqolaal dadwayne ah .

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa gacan qaaday qaar ka mid ah masuuliinta iyo shacabka ku soo dhaweeyey degmada Dhuusamareeb waxaana loo galbiyay aqalka madaxtooyada Galmudug .

Madaxda dowladgobaleedyada ayaa waxaa kulan wadatshi ah ay ku yeelan doonaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowala gobaleedka Galmudug.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online