Madaxweynaha PL iyo wafdi la socda oo soo gaaray Dhuusamareeb

July 9, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynayaha dowaladda Puntland Siciid Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoagaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug.

Madaxweynayaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee dhuusamareeb Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo xubno ka tirsan Golahiisa Xukuumada.

Madaxweynayaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya xubno ka tirsan Golahiisa xukuumada waxaan ay ka qayb geli doonaan shir maanta uga furmi doona magalada Dhuusamareeb madaxa maamul gobolleedyada Soomaaliya.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ilaa hadda soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Hirshabeele, Madaxweyhana Koonfur Galbeed, Madaxweynaha dowladda Puntland iyo weliba xildhibaano ka tirsan Golaha baarlamaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dhinac kale waxaa saacadaha soo socda la filayaa in magalada dhuusamaeeb uu soo gaaraan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan axmed Madoobe oo cidamadooda ilaalada gaar ha ah ay saaka soo gaareen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online