Madaxweynaha Puntland oo gaaray Degmada Cadaado.[Masawiro]

July 25, 2020 - Written by Editor

Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay magaaladda Dhuusamareeb ayaa lagu soo dhoweeyay magaaladda Cadaado.

Socdaalka waxaa Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ku weheliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Galmudug.

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Bulshada Cadaado, ayaa uga mahadceliyay soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,976 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>