Duulimaadkii ugu horeeyay ee Israel iyo Imaaraadka oo billowdey
(August 31, 2020)
Diyaarad laga leeyahay Israel, siddayna saraakiil ka socota waddamada Maraykanka iyo Israel ayaa ka kacday magaalada Tel Aviv iyadoo ka degtay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta. Duul
Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo ansixiyey Isgaarsiinta Puntland.[Video]
(August 29, 2020)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Puntland. [ng
Ciidammada Daraawiishta Puntland qeybta 60aad ee Gobolka Mudug oo la Tira koobay.[Masawiro]
(August 28, 2020)
Gaalkacyo:-Xeryaha Ciidammada ee ku yaala garoonka diyaaradaha C/laahi Yusuf, Xerada Taangiyada iyo madaafiicda ee magalada Gaalkacyo ayaa laga bilaabay Diwaan galinta iyo tirakoobka Ciidammada Daraa
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha PL oo soo xiray Tobabar ku saabsan maareynta
(August 28, 2020)
Garoowe:- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdiweli Mire Xirsi oo soo xiray Tobabar ku saabsan maareynta ka hor taga xalinta khilaafaadka adkeynt
Muxaadaradkii culimadu ay ka jeediyeen Nadwadii ka socotay Buuhoodle.[Video]
(August 27, 2020)
Buuhoodle:-Waxaa maalmahaan ka socday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn nadwo cilmiyeed diini ah oo ay soo abaabushay Muss'asada Al-karam waxaana ay nadwadu socon doonta dhowr cisho . Muxaa
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo.[Masawiro]
(August 27, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland intii u dhaxaysay 24 ilaa
War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Wadatashiga Dowladdaha Puntland iyo Jubbaland.?
(August 27, 2020)
Garoowe:-Shir wadatashi oo maalmo u socday Madaxda Jubbaland iyo Puntland aayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeedka kooban oo labaad dhinac ay isku afgarteen waxaan saxaafadda u akhriyey Wasiirka W
Nadwo Cilmiyeed dini ah oo ka bilaabatay caawa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn.
(August 26, 2020)
Waxaa caawa ka bilaawaday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn nadwo cilmiyeed diini ah oo ay soo abaabushay Muss'asada Al-karam waxaana ay nadwadu socon doonta dhowr cisho .Muxaadaradii ugu h
Gudiga dib u habeynta & diiwaan galinta Ciidanka Puntland oo shaqo ka wada Gobolka Mudug
(August 26, 2020)
Gaalkacyo:-Hawihii Dib uhabaynta & Diiwaan galinta ciidanka dowlada Puntland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xerada ciidanka ee Godod oo qiyaas ahaan 30Km dhanka bari kaga beegan magaalada Gaa
Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo cisbitaalka Dahar ku wareejisay gaari Ambulance ah.[Masawiro]
(August 25, 2020)
Dhahar:-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Jamac Farax Xasan oo maanta safar shaqo ku tegay magaalada Dhahar ayaa Ambulance cusub ku wareejiyey maamulka cusbitaalka Dhahar. Ambulance taan oo aay k

Next Page »