Puntland oo u dabaal degtay sanad-guuradeedii 22-aad ee Aasaaskeedii
(August 1, 2020)
Gaalkacyo: 01 August 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda ka qeybgalaya Xafladda lagu xusaya sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii Dowladda Puntland, oo taariikh