Xukuumadda Federaalka oo casumaad u fidisay Dhammaan xubanaha guddiga Farsamada ee doorashooyinka
(August 5, 2020)
Muqdisho:-Xukuumadda dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay casumaad u fidisay Dhammaan xubanaha guddiga Farsamada ee ka baaraan-dega Talooyinka la xariira Hanaanka iyo Habsami u socodka Doorash
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay bulshada Saaxo.[Video]
(August 5, 2020)
Saaxo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Saaxo. Wuxuu Madaxweynuhu warbixin ku saabsan baahiyaha ka jira deegaanka
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Xaawo Cabdi Dhiblaawe
(August 5, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u nax
Madaxweynaha Galmudug oo Safar shaqo ugu amba baxay Dalka Turkiga.
(August 5, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa safar shaqo ugu amba baxay maanta Dalka Turkiga. Inta uusan dhoofin garoonka diyaaraddaha Aadan Cade, ayuu shir jaraa'id ku qabtay, kuna faa
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo wafdi la socda oo lagu soo dhaweeyey degmada Saaxo.[Masawiro]
(August 5, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Saaxo ee gobolka Mudug.Waa Madaxweynihii ugu horeeyay Dowladda Punt