Hooyo Soomaaliyeed oo laga qaatay canugii sideedaad
(August 6, 2020)
Sweden:-Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden oo horey looga qaatey toddoba caruur ah oo ay dhashay ayaa shaley laga qaatay canugii sideedaad, saacado un kadib markii ay dhashey. Hooyo Faadumo
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ganacsade Maxamed Haaji Jaamac (Qaarey)
(August 6, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladda Puntland-ba ayaa ka tacsiyeeyey geeriga Alle ha u naxariistee
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo codsaday in la baaro been abuur u sameeyey Gudoonka Baarlamaanka
(August 6, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxaa uu soo saaray warsaxaafadeed uu ka codsanayo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxame