Maamulka Waxbarashada Muqdisho oo lagu wareejiyey Maamulka Gobolka Banaadir
(August 9, 2020)
Mas’uuliyiinta waxbarshada Soomaaliya ayaa sheegay inay maamulkii waxbarashada ee Muqdisho lagu wareejiyey mas’uliyiinta Gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay xukuumadda ayaa lagu sheegay in ku
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida 2 Sarkaal oo howlgal ku dhintay.
(August 9, 2020)
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu tiiraanyada geerida Alle ha u naxariistee Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland Ma
Taliyaha Ciidanka gaarka ah ee Madaxtooyada PL oo ku dhintay howl gal ka dhacay Gaalkacyo
(August 9, 2020)
Gaalkacyo:-Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntland G/lle Sare Col- Osman Cumar Mohamed Faahiye ayaa ku dhintay rasaas gaadmo ah oo ay koox dablay khamristayaal ah ay ka soo rideen guryo ku dhow xarun
Taliska ciidanka Gobolka Mudug oo burburiyey xarun Khamri
(August 9, 2020)
Gaalkacyo:-Waxaa ciidamada Amniga Puntland , PSF, (PMP BIRMADKA ) iyo Booliska ay howlgal culus ay habeemina ka fuliyeen Operation lagu guuleystey xerada Kabista magaalada Gaalkacyo halkaas oo gabi a