Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha
(August 10, 2020)
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay, si uu qeyb uga qaato tayeynta dhi
Waraysi gaar ah Gabdhii kaalinta 1aad ka gashay imtixamaadka Dugsiyadda sare ee Puntland. [Video]
(August 10, 2020)
Garoowe:-Ka-qayb-galka gabdhaha ee dhanka waxbarashadu aad ayay u sarraysaa, taas oo wacyi-gelin badan laga sameeyey dhammaan degaanka oo dhan. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda
Wasaarada waxbarshahada PL oo shaacisay natiijada Imtixaanaadka Shihaadiga 2019/2020.[Video]
(August 10, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland ayaa maanta oo Isniin ah shaacisay natiijada Imtixaanaadka Shihaadiga ah ee 2019/2020, kadib munaasibad lagu qabtay xarunta dh
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal.
(August 10, 2020)
Gaalkacyo:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 51 August 10, 2020 ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolk
Shaacinta imtixaanaadka dugsiyada sare ee dawladda Puntland 2019-2020.
(August 10, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay la socodsiineysaa Guddoomiyeyaasha Waxbarashada ee heer gobol iyo heer degmo, maamuleyaasha dugsiyada sare ee Puntland, Macalimii
Masuuliyiinta Puntland ee ku sugan Gaalkacyo oo si Adag uga hadlay Howlgalkii maanta.[Video]
(August 10, 2020)
Gaalkacyo:-Masuuliyiinta Dowladda Puntland ee ku sugan Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay Howlgalkii maanta ka dhacay magaaladda, ee uu ku geeriyooday Taliyihii Madaxtooyada iyo Askari kale. Wasiir