Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey dalka Jabuuti.
(August 11, 2020)
Jabuuti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wa
Siihayaha Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka hadlay weerarkii Xabsiga dhexe.[Video]
(August 11, 2020)
Muqdisho:-Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in baaritaan dheeraad ah lagu sameen-doono oo lagu ogaanayo sababtii ka dambeysay weerarkii maanta ka
Madaxweynaha Puntland oo saaka u safray dalka Jabuuti
(August 11, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka
Wasaaradda caafimaadka PL oo amray in qofka imaanaya Puntland ama ka safray uu qaato shahaadada badqabka Covid 19.
(August 11, 2020)
Garoowe:-Dr Abdirisaaq Xirsi Xasan agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka dawlada Puntland ayaa manta karbaahinta uga warbixiyay xaalada safmareenka Covid19 Puntland sidoo kalana bulshada safraysa
Ciidanka Ilaalada cashuuraha berriga Gobalka Nugaal ayaa saaka bilaabay canshuur aruurin
(August 11, 2020)
Garoowe:-Ciidanka Ilaalada cashuuraha berriga gobalka Nugaal ayaa manta waxa ay garowe ka bilaabeen olalaha casharuaha gadiidka aan qadan warqada cashuur bixnta 3bilood laha ah. Maamulaha cashuura
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Boosaaso ka wada soo qabashada Gaadiidka aan Cashuurnayn
(August 11, 2020)
Boosaaso:-Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa saaka ka bilowday magaalada boosaaso soo qabashada Gaadiidka aan Cashuurnayn. Ciidammada ilaaladda Cashuuraha Wasaaradda ayaa ka haw