Madaxweynaha Puntland Oo Kulan la Qaatay Madaxweynaha Dalka Jabuuti
(August 12, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Jabuuti kulan kula qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka w
Dagaal culus oo dhex maray dad shacab ah iyo Al-Shabaab.[Dhagayso]
(August 12, 2020)
Gaalkacyo:-Malayshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Shabeeloow oo 20 km bari kaga beegan deegaanka Bacaad weyne ee gobobalka Mudug waxaana dagaal xoogan uu dhaxmaray ayag
Wasaaraddaha maaliyada heer Federaal oo ku kulmay Muqdisho
(August 12, 2020)
Muqdisho:--shir-bileedkii u dhexeeyay Wasiirada Dawladda Federalka iyo Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federal iyo Maamulka Gobolka banaadir ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Fe
Madaxweynaha Puntland Oo U Hambalyeeyay Ilhaan Omar, Omar Fateh iyo Jamal Osman.
(August 12, 2020)
Jabuuti :- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu hambalyeeyay Soomaalida Mareykanka guulaha ay ka gaareen doorashooyinka hordhaca ah, waxaana uu hambalyo u diray Ilh