Beesha caalamka oo mar kale ku celisay in uu muhiim yahay Shirka Dhuusamareeb
(August 14, 2020)
Muqdisho:-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan)* waxay ku hanweynyihiin shirka ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Fe
Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland oo booq day magaaladda Ballibusle ee Gobolka Mudug
(August 14, 2020)
Ballibusle - Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay magaaladda Ballibusle ee Gobolka mudug, soo dhawayn balaaran kadib waxay kulamo la qaateen odaya
Madaxweynaha Gal-Mudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb
(August 14, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug kaddib socdaal hawleed qaatay 2 isbuuc. Wefdiga Madaxweynaha waxa garoonka diyaaradaha Ug
Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku tegay Gobolka Tadjoura ee dalka Jabuuti.[Masawiro]
(August 14, 2020)
Jabuuti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka Tadjoura.Madaxweynaha ayaa booqday Dekadda Tadjoura iyo
Madaxweyne ku xigenka PL oo baaq nabadeed u diray beelo colaad ku dhexmartay deegaanka Lafa-weyne
(August 14, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland,Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexma