Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo cisbitaalka Dahar ku wareejisay gaari Ambulance ah.[Masawiro]
(August 25, 2020)
Dhahar:-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Jamac Farax Xasan oo maanta safar shaqo ku tegay magaalada Dhahar ayaa Ambulance cusub ku wareejiyey maamulka cusbitaalka Dhahar. Ambulance taan oo aay k
Ciidanka Daraawiishta PL ee Godod oo la bilaabay Diiwaan galintooda.[Masawiro]
(August 25, 2020)
Gaalkacyo:-Gudiga dib uhabaynta Ciidammada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga Mudane Xasan Shire Cabdi oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland Mudane Cab
Gudiga Dhaqaalaha Gurmadka Qardho oo weli wada qaybinta Lacagihii soo gaaray Sh. Fu’aad Maxamud Xaaji
(August 25, 2020)
Qardho:-Gudigga Gurmadka Qardho, ayaa maalinkii 6aad wada qaybinta deeqo kala duwan oo la siinayo dadkii ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadkii Magaalada Qardho, kusoo rogmaday. Halgan.net
Galka Baarista: Sidee u dhacay weerarkii xabsiga dhexe?[Dhagayso]
(August 25, 2020)
WASHINGTON, DC — Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay baaris dheeri ah oo la xiriirta weerarkii dhowaan ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho, sida wax u dheceen, iyo cidda
Guddiga Hawlaha Guud ee Golaha Wakiillada PL oo booqday Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir.[Masawiro]
(August 25, 2020)
Garoowe:-Guddiga Hawlaha Guud, ganacsiga iyo Kaabayaasha dhaqaalaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Garoowe halkaas oo ay W