Duulimaadkii ugu horeeyay ee Israel iyo Imaaraadka oo billowdey
(August 31, 2020)
Diyaarad laga leeyahay Israel, siddayna saraakiil ka socota waddamada Maraykanka iyo Israel ayaa ka kacday magaalada Tel Aviv iyadoo ka degtay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta. Duul