Aqalka sare oo baaq kasoo saaray shirka Dhuusomareeb

August 15, 2020 - Written by Editor

Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sar ee DFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen baaq kagasoo saareen shirka la filayo in uu ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlada Galmudug.

Warsaxaafadeedka ay maanta soo saareen Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sar ee DFSayaa waxaa lagu soo dhaweeyey dhoweeyay qabsoomida shirka Dhuusamareeb 3 waxayna ugu baaqeen in lagasoo saaro go’aano dhaxalgal u ah umada Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka Akhriso Baaqa ay soo saareen Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sar ee DFS .

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,212 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>