Ciidanka Ilaalada cashuuraha berriga Gobalka Nugaal ayaa saaka bilaabay canshuur aruurin

August 11, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Ciidanka Ilaalada cashuuraha berriga gobalka Nugaal ayaa manta waxa ay garowe ka bilaabeen olalaha casharuaha gadiidka aan qadan warqada cashuur bixnta 3bilood laha ah.

Maamulaha cashuuraha berriga gobalka nugaal sharma’ake Maxamed Warsame oo olalaha kadib lahadlay warbaahinta dowlada puntand ayaa wax u firiin udiray dhamaan gadiidlayda caasimada isagoo faray in ay gadiidkooda cashuurtaan dhamaan dadka ku mool magaalada, sida shirkadaha iyo gadiidka gaarka loo leeyahay.

Waxaa kaloo uu u sheegay in ciidamada ku howlahan aruurinta cashuuraha ay wadi doonana olalalha ayagoo ka howl gali doon wadooyinka magalada si ay usoo qabtaan baaburta aan cashuuranayn.

Sharamaake maxmed warsame maamulaha cashuuraha gobalka nugaal ayaa dagniin udiray dadka aan cashuuran gadiidka sida shaqaalaha dowlada iyo kuwa ha’addah waxaa uuna sheegay in ganaax mutaysan doonan sharaciga lamarin doono hadii ay bixin wayaan cashuurta Dowladda.

Baahintii
Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online