Dagaal culus oo dhex maray dad shacab ah iyo Al-Shabaab.[Dhagayso]

August 12, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Malayshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Shabeeloow oo 20 km bari kaga beegan deegaanka Bacaad weyne ee gobobalka Mudug waxaana dagaal xoogan uu dhaxmaray ayaga iyo dadka deegaanka.

Dagaalka ayaa lasoo wariyey inuu sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo kala gaaray labada dhinac.

Sagaal qof oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa dhintay, sida ay dadka deegaanka u shegeen VOA. Waxaa sidoo kale la dilay 5 ka mid ah Al-Shabaabkii weerarka ku qaaday deegaanka Shabeelow.

Faahfaahinta warkan waxaa Gaalkacyo kasoo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

VOA

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online