Guddoomiyaha Aqalka Sare oo codsaday in la baaro been abuur u sameeyey Gudoonka Baarlamaanka

August 6, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxaa uu soo saaray warsaxaafadeed uu ka codsanayo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/lahi Farmaajo in gudoonka Baarlamaanka Aqalka hoose ay been abuur ka sameeyey habraaca dhaqan-gelinta xeerka maaliyadda guud ee dalka, iyadoo aan la soo marsiin Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare,. si uu dib u eegis ugu sameeyaan.

A/cawaal
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online