Gudoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyn u jeediyey Madaxweynaha DFS

August 16, 2020 - Written by Editor

Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray
Hadal jeedintii Madaxweynaha DFS ee baarlamaanka JFS

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa si weyn uga hor-yimid hadalkii shalay uu Madaxweynaha DFS ka jeediyay Golaha Shacabka.

Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu si layaab leh ugu xadgudbay kuna tuntay Dastuurka DFS .

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka uu soo saaray Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi



A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online