Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

August 15, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha DFS ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb 3 ee looga arrinsanayo hannaanka Doorasha Dalka.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.