Madaxweynaha Dowladda PL oo tegay deegaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug

August 7, 2020 - Written by Editor

Cagaaran:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa Fagaare kula hadlay dadweynaha tirada badan ee soo dhoweeyay, wuxuu uga mahadceliyay soo dhoweynta isagoo kula dar daar may midnimada, ka shaqeynta amniga iyo horumarka Gobolka iyo guud ahaan Puntland.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online