Madaxweynaha Gal-Mudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

August 14, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug kaddib socdaal hawleed qaatay 2 isbuuc.

Wefdiga Madaxweynaha waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka GM, Xubno katiran golleyaasha Xukuumadda & Baarlamaanka, maamulka caasimadda yo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha oo hadal kooban siiyey Warbaahinta ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareb 3 Waqtigii loo asteeyey uu ku qabsoomayo.

-DHAMMAAD-

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online