Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray Dhusamareeb

August 15, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweynaha KGS Mudane Cabdul casiis Xasan Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u yimid ka qeybgalka Shirka Dhuusamareeb 3 ee looga tashanayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka kaasoo ka furmaya dhawaan Caasimadda Galmudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,248 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>