Madaxweynaha PL oo caawa shir gudoomiyey shirka gudiga Nabadgelyada

August 19, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa guddoomiyey Shirka Guddiga Nabadgelyada, oo looga hadlay guud ahaan amniga iyo dardargelinta qorsheyaasha lagu horumari nayo.

Shirka oo ku qabsoomay beerta nasashada ee Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, waxaa ka qeybgalay Saraakiisha laamaha amniga , Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,248 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>