Madaxweynaha Puntland oo booqasho ku tegay Gobolka Tadjoura ee dalka Jabuuti.[Masawiro]

August 14, 2020 - Written by Editor

Jabuuti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka Tadjoura.

Madaxweynaha ayaa booqday Dekadda Tadjoura iyo horumarka kale ee halkaasi ka socda, waxaana warbixin siiyey Guddoomiyaha marsooyinka iyo aagga ganacsiga xorta ah Mudane Abuubakar Cumar Xadi.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online