Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo shir gudoomiyey shirka amniga Jubbaland

August 4, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Jubbaland oo bishiiba mar qabsooma.

Shirkan waxaa goobioog ahaa madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyada oo ay shirka ka soo qayb galeen xubno ka tirsan golaha wasiiradda Jubbaland, saraakiisha ciidanka Jubbaland, la taliyeyaal dhanka amniga ah iyo saraakiil ka socotay hawlgalka nabad ilaalinta ah ee AMISOM.

Shirka waxaa lagaga wada hadlay xaalada guud ee amni ee Jubbaland waxaana warbixinno laga dhagaystay taliyayaasha qaybaha ee ciidanka Jubbaland, kuwa xoogga dalka iyo kuwa nabad ilaalinta ah ee AMISOM.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online