Masuuliyiinta Puntland ee ku sugan Gaalkacyo oo si Adag uga hadlay Howlgalkii maanta.[Video]

August 10, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Masuuliyiinta Dowladda Puntland ee ku sugan Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay Howlgalkii maanta ka dhacay magaaladda, ee uu ku geeriyooday Taliyihii Madaxtooyada iyo Askari kale.

Wasiirka Amniga Cabdisamad Galan mudane Abdisamad Mohamed Galla, Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire, Taliyaha Ciidamada Booliska Gen Cabdi Yare iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Sanyare ayaa dhammaantood si adag uga hadlay arrintan, waxayna sheegeen in Dowladda ay ka go’antahay soo afjarida wax kastoo lidi ku ah amniga Gobolka oo maandooriyihu u horeeyo.

Waxay Shacabka Gobolka iyo odeyaasha dhaqanka uga mahadceliyeen, sida wanaagsan ee ay dowladda ugula shaqeynayaan Amniga iyo horumarka Gobolka.

Baahintii:
Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online