Muxaadaradkii culimadu ay ka jeediyeen Nadwadii ka socotay Buuhoodle.[Video]

August 27, 2020 - Written by Editor

Buuhoodle:-Waxaa maalmahaan ka socday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn nadwo cilmiyeed diini ah oo ay soo abaabushay Muss’asada Al-karam waxaana ay nadwadu socon doonta dhowr cisho .
Muxaadaradii ugu horeysay ayaa waxaa caawa jeediyey labada Sheekh ee kala ah Sheekh Maxamuud Dirir iyo Sheekh Axmed Jaamac Ismail waxayna ka hadleen الأمن والإستقرار في حياة المجتمعات
Shacabka ku dhaqan magaalada Buuhodle ee xarunta gobalka Ceyn ayaa si weyn u soo camiray Nadwada si ay uga faa,ideystaan Culumumada martida u ah .

Culimada ka soo qayb galay Nadwo cilmiyeedka diiniga ah waxaa ka mid ah:-
1: Sh. Maxed Cumar dirir.
2: Sh. Daahir aw cabdi.
3: Sh.abdinaasir Xaaji Ahmed
4: Sh. Dr. Hassan Sh. Ali warsame .
5: Sh. Dr. Ahmed Jamac Ismacil.
6: Sh. Cabdwaaxid Xaashi.
7: Sh Maxamed Macalin.
Hoos ka Daawo Muxaadaradkii laga jeediyey Nadwo cilmiyeedka ka socotay magalada Buuhoodle

Hoos ka Daawo Amniga iyo Deganaanta Nolasha Bulshooyinka Sheekh Muxmed Dirir

Hoos ka Daawo Amniga iyo Deganaanta Nolasha Bulshooyinka Dr Axmed Jaamac Ismaacil mire

Mu’assada Al-karam
Halgan.net, Buuhoodle

Comments are closed.