Ciidanka Daraawiishta PL ee Godod oo la bilaabay Diiwaan galintooda.[Masawiro]
(August 25, 2020)
Gaalkacyo:-Gudiga dib uhabaynta Ciidammada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga Mudane Xasan Shire Cabdi oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland Mudane Cab
Gudiga Dhaqaalaha Gurmadka Qardho oo weli wada qaybinta Lacagihii soo gaaray Sh. Fu’aad Maxamud Xaaji
(August 25, 2020)
Qardho:-Gudigga Gurmadka Qardho, ayaa maalinkii 6aad wada qaybinta deeqo kala duwan oo la siinayo dadkii ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadkii Magaalada Qardho, kusoo rogmaday. Halgan.net
Galka Baarista: Sidee u dhacay weerarkii xabsiga dhexe?[Dhagayso]
(August 25, 2020)
WASHINGTON, DC — Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay baaris dheeri ah oo la xiriirta weerarkii dhowaan ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho, sida wax u dheceen, iyo cidda
Guddiga Hawlaha Guud ee Golaha Wakiillada PL oo booqday Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir.[Masawiro]
(August 25, 2020)
Garoowe:-Guddiga Hawlaha Guud, ganacsiga iyo Kaabayaasha dhaqaalaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Garoowe halkaas oo ay W
Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey Garoowe (Masawiro)
(August 24, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo
Kulan wadatashi oo dhex maray Madaxweyne Deni Madaxda Ururadda Siyaasadda.[Video]
(August 24, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay Ururada Bulshada, Madaxda Ururada Siyaasadda, Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Puntland. Madaxweynaha
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo.
(August 23, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa maalmahii lasoo dhaafay waxaa uu
Madaxweynaha Puntland ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(August 23, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyay Madaxweyne Ku-
Jubbaland iyo Puntland Shirka Dhuusamareeb 3 qayb kama nihin
(August 21, 2020)
Garoowe:-Waxaa caawa ka soo baxay Puntland iyo Jubbaland si wada jir ah warsaxaafadeed ku aadan mowqifkood ku aadan shirka Dhusamareeb 3 oo qaar ka mid ah Maamul gobolledyada iyo Madaxweynaha dowladd
Ciidamada PMPF Puntland oo soo bandhigay meydad iyo xubno ay ka qabteen Al-shabaab
(August 21, 2020)
Boosaaso:-Ciidamada Difaaca Puntland ee PMPF ayaa howl gal ay ka fuliyeen Toga Habar Hunbulo Buuraha Calmadow ee Gobollka Bari waxaa uu dagaal toos ah dhexmaray ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab oo

« Previous PageNext Page »