Taliska ciidanka Gobolka Mudug oo burburiyey xarun Khamri

August 9, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Waxaa ciidamada Amniga Puntland , PSF, (PMP BIRMADKA ) iyo Booliska ay howlgal culus ay habeemina ka fuliyeen Operation lagu guuleystey xerada Kabista magaalada Gaalkacyo halkaas oo gabi ahaan ay ciidamada amniga ka hoowlgalaya gobolka ay gacanta ku dhigeen maxaabiis ka ganacsada maandooriyaha khamriga .

Waxaana howlgalka lagu dhaawacay mid kamid ah waxaana gacanta lagu dhigey 5 kamid ah oo kuwa ka ganacsada maandooriyaha khamriga oo caadeeystayaal ah

Saraakisha howl galka filyey iyo maamulka gobolka iyo kan degmaduba ayaa sheegay in xaruntaan ahayd saldhigga Khamrada iyo maandooriyaha kale lagu kala iibsho. Taas oo dhibaato amaan kuhaysay Galkacyo.

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug.

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online