War-murtiyeed laga soo saaray shirkii ka socday Dhuusamareeb 3

August 20, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Waxaa caawa ka soo baxay war-murtiyeedka shirka wada tashiga Hannaanka Doorashada ee Dhuusamareeb oo ay si wadajir ah usoo saareen DFS, Dowlad Gobolleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir ee Doorashooyinka 2020/21.

Shirka Wadatashiga Hannaanka Doorashada ee Dhuusamareeb ayaa waxaan qayb ka ahayn Puntland iyo Jubbaland oo iyagu ku xiray imaanshaha shirka shuruudo iyo in beesha caalamka ay goob joog ka noqdaan.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online