War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Wadatashiga Dowladdaha Puntland iyo Jubbaland.?
August 27, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Shir wadatashi oo maalmo u socday Madaxda Jubbaland iyo Puntland aayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeedka kooban oo labaad dhinac ay isku afgarteen waxaan saxaafadda u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade.
Hoos ka Daawo War-murtiyeedka shirka Wadatashiga Dowladdaha Puntland iyo Jubbaland.
Dhinac kale Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ay shirka ay u tegayaan magaalada Muqdisho u jeedkiisa uu yahay siddii xal wada ogol ah looga gaari lahaa doorashada ka dhacayso dalka Soomaaliya 2020/2021.
M_M_Deeq
Halgan.net
Leave a Reply
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|