Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha PL oo soo xiray Tobabar ku saabsan maareynta

August 28, 2020 - Written by Editor

Garoowe:- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdiweli Mire Xirsi oo soo xiray Tobabar ku saabsan maareynta ka hor taga xalinta khilaafaadka adkeynta Nabadda, Iyo Dib uhishiisiinta.

Tobabarka ayaa waxaa ka faa’ideystay inta uu socday qaar ka mida ah bulshooyinka iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobalada Sanaag iyo Sool.

Tobabarka oo soconayey mudo laba cisho ah ayaa waxaa iska-kaashanayey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Ururka IGAD iyo UKAID waxaana goob joog ahaa xiritaanka Tobabarka agaasimaha waaxda Dib uhishiisiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimu qraadiyeynta Puntland Cabdulqaadir Cabdimaalik.

DHAMMAAD.
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,853 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>